Friday, April 19, 2013

TIJAABI MASKAXDAADA WAAD GARAN HADII AAD GARAN WAYDO CEEBMAAHA EE CABIR MARKA HORE

TIJAABI MASKAXDAADA ISKU DAY  INAAD KAWABI         KARTO SUAASHAN             

Hal-xiraalaha Caweeyska ....... Waxaad sheegtaa ,,,
Wax habeenki ka mdoow badan , Barafkana ka cad,
waana xaaraan , cabiduusuna waa xalaal ,Cunidiisuna
Raggu sideey doonaan ayeey u isticmaalaan,,
Dumarkane nolosheedo hal mar ayeey isticmaalaan

 SALEEBAAN MAXAMED CABDI  NAA.HOO                                          

No comments:

Post a Comment